Jump to content

Mitir labajibbaaran

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Square metre)

Mitir labajibbaaran ((Af-Ingiriis: Square Metre)) waa mid ka mid ah halbeegyada ugu muhiimsan halbeegyada cabiraadda bedeka, waxaa loo suntaa summadda (m²). Waxuu ka dhiganyahay m Labajibbaar dhererka geesaha ama dhinacyada hal Mitir.

Wuxuu le'egyahay halka mitir ee labajibbaaran:

1 Mitir labajibbaaran = 0.000001 Kiloomitir labajibbaaran = 0.0001 Higtaar


Isku dhufasho Magac Summad Isku dhufasho Magac Summad
100 mitir labajibbaaran (sintiyaar) m2 100 mitir labajibbaaran (sintiyaar) m2
102 square decametre (bed) dam2 10−2 square decimetre dm2
104 square hectometre (Higtaar) hm2 10−4 square centimetre cm2
106 square kilometre km2 10−6 square millimetre mm2
1012 square megametre Mm2 10−12 square micrometre µm2
1018 square gigametre Gm2 10−18 square nanometre nm2
1024 square terametre Tm2 10−24 square picometre pm2
1030 square petametre Pm2 10−30 square femtometre fm2
1036 square exametre Em2 10−36 square attometre am2
1042 square zettametre Zm2 10−42 square zeptometre zm2
1048 square yottametre Ym2 10−48 square yoctometre ym2