Ismaamulka Falastiin
السلطة الوطنية الفلسطينية Ismaamulka Dawladda Falastiin |
||||||
---|---|---|---|---|---|---|
|
||||||
Qaarada | Baraiga Dhexe | |||||
Astaanta Calanka Biladi |
||||||
Caasimada | Qudus | |||||
Luuqada(ha) Looga hadlo | Af-Carabi | |||||
Ka xoroobay | dhinaca siyaasiinta iyo israaiil | |||||
- | Taakiikh | 15 Nofeembar, 1988 | ||||
Area | ||||||
- | Total | 6,020km2 km² 224,080 sq mi |
||||
- | Biyo (%) | lama ogo | ||||
Cadadka Dadka | ||||||
- | 2009 qiyaas | 4,835,249 Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali | ||||
Lacagta | (dinaar, pownd, iyo sheqel) | |||||
Wakhtiga | UTC |
Ismaamulka Falastiin (Af-Carabi السلطة الوطنية الفلسطينية) waa Dowlad loo sameeyay shacabka falastiin sanadka marka oo ahaa 1993dii. Dawladdaan waxee ka koobantahay Marinka Gaza iyo Daanta galbeed. wadamada badankooda wee aqoonsanyihiin jiritaanka Dawladda falastiin, laakiin waxaa jiro wadamo ka mid ah wadamada galbeedka oo wali aqoonsaneen. Ismaamulka Dawladda Falastiin kama mid ahan Qaramada Midoobay sabab la xiriirta aqoonsi la'aanta. Dawladdaan malahan ciidamo qalab sida oo difaaca shacab falastiinta sabab la xiiirta gumeesiga yahuuda oo diidan in ee ciidamo yeeshtaan cabsi ee ka qabaan darteed.
Waqtigii la abaabulaayay Maamulka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Maamulka falastiin waxaa la aas aasay sanadka marka oo ahaa 1993, waa markii oo dhacay Kulankii Oslo, waxaana ka soo qeeb galay madax ka kala socoto falastiiin iyo israaiil. Kulanka oslo waxoo ku saabsanaa in ee labada qeebood hishiis ku kala gaaraan, kala qeebsiga dhulka falastiin iyo joojinta guryo dhiska ee yahuuda kawadeen.